Dhageyso:Puntland oo Markale ka digtay Qatarta Al-shabaab

0

Gaalkacyo(AGGM): Gudoomiyaha Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulklka  Puntland Max;ed Yuusuf Jaamac Tigey oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in Al-shabaab ay qorsheenayaan Weeraro ay ka Geystaan Magaalada Gaalkacyo.

Max’ed Yuusif Jaamaca Tigey Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland ayaa sheegay in Falaagada Al-shabaab ay Dooneyso in Weeraro ay ka geeysato Magaalada Gaalkacyo iyo Deegaanada Maamulka Puntland.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Amuurahaas

Isha ku hay Allgalgaduud Media

 Allgalgaduud@gmail.com