Dhageyso:Kawaankii Degmada Hiliwaa oo Saaka Xiran iyo Hilib la’aan ka jirta

0

Muqdisho(AGGM): Kawaankii Hilibka Degmada Hiliwaa ayaa Saaka Xiran ka dib markii Maamulka Degmada Hiliwaa uu Soosaaray Amar lagu Amrayo in la Xiro kawaanka ama ay Ganacsatada ay Bixiyaan Lagac Gaareysa 25 Dolarka Mareykanka ah.

Waxaan saaka la keenini Kawaanka Wax Hilib ah,ayadoona ay Ganacsatada Hilibka ee Kawaanka Degmada Hiliwaa ay Saaka wadaan banaanxa xoogan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Wareysi Goobjooge

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com