Dhageyso:Ciidamada DFS oo Lawareegay Buur Eyle kadibna iskaga baxay

0

Buur eyle(AGGM):Wararka ka imaanaya Deegaanka Buur eyle ee Gobolka baay ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay Xalay la wareegeen oo Al-shabaab laga Saaray.

Waxaa Wararku ay sheegayaan in Mudo Saacado kadib ah Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay dib uga soo laabteen oo ay hada ku sugan yihiin Duleedka Magaalada Buur Eyle ee Gobolka Baay.

Gudoomiyaha Deegaanka Buur Hakaba ee Gobolka Baay Xusen Max’ed Cali ayaa warbaahinta u sheegay in Ujeedka Ciidamada Dowladda ay Deegaanka ay Al-shabaab ka qabsadeen aysan Garanereyn.
Halakaan Hoose ka dhageyso Wareysiga

Isha ku hay Allgalgaduud Merdia

Allgalgaduud@gmail.com