Dhageyso:Barakaca Maalintii Labaad ka socoda Shabellaha Hoose

0

Qoryooley(AGG): Waxaa maalintii Labaad Deegaano hoos taga Gobolka Shabellaha Hoose ka soconaya Baraka Balaaran oo ay Sameenayaan Dadka Kunool Gobolka Shabellaha Hoose.

Barakacayaa yimid ka dib Markii Ddaka ay Cabsi gabaan in Al-shabaab iyo Cidamada Dowladda Soomaaliya ay halkaasi ku dagaalamaan.

Mid kamid ah Gaadiidleeyda Gobolka Shabellaha Hoose ayaa Warbaahinta u sheegay in ay Daad Gureeyn la yihiin Dadka Barakacay.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com