Dhageyso:Al-shabaab oo ka hadlay Qaraxii Carbiska iyo Dilkii Sargaalka Puntland

0

 

Afhayeenka Kooxda Al-shabaab Cali dhiire ayaa Faah-faahin ka bixiyey Weeraro ka dhacay Duleedka Muqdisho iyo Gobolka Bari ee Maamulka Puntland.

Waxaa uu sheegay Afhayeenka Falaagada Al-shabaab Cali Dheere in Weerarkii ka dhacay Carbiska ay ku dileen Saraakiil AMISOM iyo Mareeykan iskugu jira.

Sidoo kale Cali Dheere ayaa sheegay in ay qarax ku qaarajiyeen Taliyihii Ciidamada Maamulka Puntland ee aaga Galgala.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Cali dhere.

 

Isha ku hay Allgagaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com