Dhageyso:Al-shabaab oo sheegay in ay dagaal ku qaadeen Buulabarde

0

Horjooge hu hadlay falaagada Al-shabaab oo lagu Magacaabo C/casiis Abuu Muscab ayaa Warbaahinta Al-shabaab u sheegay in ay Weerar Qasaaro dhaliyey ay ku qaadeen Degmada Buulabarde ee Gobolka Hiiraan.

Abuu Muscab ayaa sheegay in ay wadaan Qorshe Dagaalka al-shabaab loo Weecinayo isbadal Cadawoga lodi yaariyey sida uu sheegtay Abuu Muscab.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Abuu Muscab

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com