Daawo Sawirada:Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo Gaaray Garoowe

0

Garoowe (AGGM): Taliyaha ciidanka booliska Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdixakiin Daahir Saciid (Saacid) oo booqasho ku yimid Puntland markii ugu horeysay ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magalaada Gaalkacyo.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug iyo Saraakiil ka tirsan laamaha amniga Gobollka ayaa qayb qatay soo dhawaynta Taliyaha Ciidanka booliska dowlada Federaalka loogu sameeyay Gaalkacyo.

Cabdixakiim Daahir Saciid oo saaka ka soo duuley magaalada Muqdisho,ayaa socdaalkiisu uu noqonayaa kii ugu horeysey ee Taliyuhu uu yimaado Gobolada Puntland.
saacid1 saacid2 saacid3 saacid4 saacid5 saacid11

Isha ku hay Allgalgaduud Media 

Allgalgaduud@gmail.com