Dhageyso:Xukumadda Somalia oo soo Dhaweysay Qabsashada Buulabarde

0

Muqdisho(AGGM):Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda Soomaaliya C/laahi Goodax Bare ayaa  soo dhaweyey Guulaha Ciidamada Soomaaliya iyo AMISOM ay Al-shabaab ka soo hooyeen.

C/laahi Goodax Bare ayaa sheegay in Xukumadda Soomaaliya ay soo dhaweyneeyso Qabsashada Degmada Buulabarde ee Gobolka Hiiraan,waxaana uu sheegay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ay ku wajahan yihiin.Deegaanada Maxaas iyo Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan oo dhawaan la qaban Doono.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/03/Goodax.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com