Dhageyso:AL-shabab oo Qof rayid ah ku Dilay Qoryooleey

0

Qoryooleey(AGGM) Maanta oo jimcaa ayaa Maleeshiyada Kooxda Al-shabaab waxaa ay Xukun Dilka ku Rideen Nin ka mid ah Dadka Reer Guuraaga oo ku nool degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabellaha Hoose kaas oo lagu Magacaabi jiray  Cali Abuukar.

Horjoogaha Al-shabaab ugu bagacaaban Gobolka Shabelaha Hoose Abuu Cabdala ninka la baxay ayaa sheegay in Ninkaan Xad lag oo fiyey sida uu yiti hore nin uu u dilay.

Al-shabaab ayaa Dadka Shacabkaa ee Muslimiintaa si Qalad ah ku dila Xili kasta,waxaana Maahaah soomaaliyeed ay aheeyd Gacantii Daahir ah,ayaa Wax daahirisa.

Halkaan Ka dhageyso Horjooge Abuu Cabdala

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com