Dhageeyso:Maamulka Shabelle oo Buuq Xoogan Dhaliyey

0

Jowhar(AGGM): ayadoo Dhawaan Deegaanka Ceelsha Biyaha looga dhawaaqay  Maamul ay dhisteen Labada Shabeele ayaa Maamulkaasi waxaa uu Buuq Xoogan ka dhex dhaliyey Bulshada  ku nool Gobolka Shabellaha Dhexe.

Daa’uud Xaaji Ciro oo ah Afhayeenka Maamulka Gobolka Shabellaha dhexe  ayaa sheegay in ay  Maamulkaasi uusan imaan karin Gobolka Shabelaha Dhexe.

Halkaan Hoose ka dhageyso Warbixin ku saabsan Arintaan

Isha ku hay Allgalgaduud@gmail.com

Allgalgaduud@gmail.com