Dhageyso:Madaxweyne Xasan Sh”Dowladdeyda Musuq Maasuq Magalin”

0

Muqdisho(AGGM): Madaxweynaha  Dowladda Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa ka hadlay dagaal uu sheegay in Dowladda Soomaaliya lagu hayo.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay Doonayaan Dad Siyaasiin iyo Mucaard ah in ay Mijaxaabiyaan Sida uu sheegay.

Xasan Sh Maxamuud ayaa  sheegay in Doladiisa aysan jirin wax Musuw=q maasuq ah oo ay ku kacday sida uu sheegay.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Madaxweynaha Soomaaliya

Isha ku hay Allgalgaduud Media 

Allgalgaduud@gmail.com