Dhageyso:Faarax Sakiin”Garsoorka Dalka waan Habeen doonaa”

0

Muqdisho(AGGM): Wasiirka Garsoorka Xukumadda Soomaaliya Farax C/qaadir “Faarax Sakiin” ayaa sheegay in dib u habeen lagu sameeyndoono Garsoorka Dalka oo aad u hooseya.

Faarax Sakiin ayaa xusay in Baarlamanka Soomaaliya uu ugud bin doono Sharci ka hadlaya Garsoorka Dalka Soomaaliya oo Xiligaan uu Habacsanaan Xoogan uu ka Muuqdo.

Garsoorka Dalka Soomaaliya ayaa la sheegay in uu yahay Garsoorka ugu Musuq maasuq badan ee ka jira Dalalka Afrika ayadoona Waaxaha Garsoorka Soomaaliya ay qaataan Lacago Laaluush ah.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Wasiirka Garsoorka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com