Ciidamada Dowladda oo Caawa Baaritaano ka wada Wadada Maka Al-mukaramma

0

Muqdisho(AGGM): Wadada Maka Almukaramma ee Magaalada Muqdisho ayaa galabta ilaa Caawa waxaa ka soconaya Baaritaano Xoogan oo ay wadaan Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa baaraya Gaadiidka iyo Dad Weynaha,waxaana Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay Baaritaanada ka wadaan Caawa,Irida Madaxtooyada Soomaaliya,Jidka Siyidka,Wadada dabka iyo KM 4,kuwaas oo dhamaan Baaritaano Xogan ay ka socdaan.

Warar Hoose oo ay Heshay warbaahinta Caalamigaa ee Gal-jubba ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay Baaritaanada ay dad ku Qab qabteen,kuwaas oo la dhigay Xabsiyada Magaalda Muqdisho.

Isha ku hay Allgalgaduud Media 

Allgalgaduud@gmail.com