Dhageyso:Qaxootiga Somalida ee Xerada Dhadhaab oo Cabanaya

0

Dhadhaab(AGGM): Xerada Qaxootiga ugu badan Aduunka ay ku jiraan Ee Dhadhaab ayaa waxaa ka jira Xaalada Nololeed oo ka taagan Xeradaasi.

Qaxootiga Soomaaliya ayaa waxaa Nolol Umada ugu daran Shareci la.aan aydoona Dowladda dalka Kenya ay sheegtay in Qaxootiga Soomaalida Dib loogu Celinayo Soomaaliya,maadaama Dalkooda uu Nabad Noqday.

halkaan Hoose ka dhageyso warbixin ku saabsan Arintaas Qaxootiga

qaxooti somaliyeed oo dhawaan soo galay xeryaha dhadhaab ayaa ka cabanaya daruufo nololed xili dhawaan qaxotiiga dib logu celin dono gudaha dalka somaliya by salas

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com