Dhageyso:Gudigii Xukumadda oo maanta la kulamay Shacabka & Maamulka degmada C/casiis

0

Muqdisho (AGGM): Gudigii Dhawaan uu magacaabay raisul wasaaraha Soomaaliya C/wali Sh Axmed Maxed oo ahaa in ay isku xiraan Xukumada iyo Dadka Shacabkaa oo ay amaanka ka shaqeyaan ayaa maanta Tegay Degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir.

Gudiga iyo Maamulka Degmada ayaa ka wada hadlay sidii Xukumada Soomaliya ay oga Qeyb qaadan la heyd Amaanka Degmada iyo sidii loola dagaalami laha Maleeshiyada Al-shabaab ee Dhibaatada ku haya Dadka Shacabkaa.

Gudoomiyaha degmada iyo Wasiirka Kaluumeysiga Xukumada Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta ayaa Shegay in Waxyaabo badan oo Muhiim ah ay islameel dhigen.

halkaan Hoose ka dhageeyso war arintaas ka saabsan

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com