Dhageyso: Nabadoon Cabdi Warsame Gurux Oo Ka Warbixiyay Xaalada Deegaanada Jubbooyinka.

0

Muqdisho (AGGM): Afhayeenka Beesha Sade ee gobolada Jubbooyinka iyo Gedo Nabadoon Cabdi Warsame Gurux oo waraysi siiyay Warbaahinta isagoo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arimo badan oo xasaasi ah kuwaasoo ku saabsan xaalada deeganada Jubbooyinka Heshiisyadii ay horay u wada gaareen.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com