Dhageyso:Wasiirka Gaarsoorka Oo Balan Qaaday in Ia Sii Deyn Doono….

0

Muqdisho(AGGM):Wasiirka Garsoorka Iyo Dastuurka Soomaaliya Faarax C/qaadir Oo Maanta Ka Qeyb Galay Munaasabd Lagu Xusayay 44 Guuradii Ka Soo Wareegtay Asaaska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Maanta Ku Beegan ayaa Shacbka Soomaliyed U Balan Qaaday In Bilaha Soo Socdo Ay Yaraaneyso In Dad Farabdan Lagu Xiro Xabsiyada Magaalada Muqdisho Kuyaala asagoona Xusay in ay Ku Dadaalayaan Sidii Loo Deyn Laha Kuwa Hadda Ku Jira Xabsiyada Magaalada

Halkaan Ka Dhageyso Wasiirka Garsoorka Iyo Dastuurka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.co