Dhageyso:Siyaasiin si kulul oga Hadlay Waxii Shalay ka dhacay Madaxtooyada Somalia

0

Neyrobia(AGGM): Siyaasi Cali max’ed Axmed Cali Daacuun oo ka mid ah Siyaasiinta Soomaaliyeed ayaa si kulul oga hadlay Weeraro ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya.

Siyaasiga ayaa sheegay in waxa ka dhacay Madaxtooyada in ay Madaxweynaha Soomaaliya ay Fashil ku tahay Arimahaasi oo uu ka gaabiyey in uu Amaanka wax ka qabto.

Cali Daacuun ayaa waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in isbadal lagu Sameeyo laamaha  Amaanka Dalka si loo Xaqiijiyo  Amaanka.

Halkaan Hoose Ka dhageeyso Codka Siyaasiga

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com