Daawo: Yaa Shabaab U Sahlay Inay Galaan Madaxtooyadda Villa Soomaaliya?

0

1912275_749783541705976_222154619_nMuqdisho(AGGM) Abwaan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Siciid Bulxan Cali isla markaasna ka mid ah abwanaada Soomaalida ee dalka dibediisa ku dhaqan ayaa ka hadlaya sababaha keenay inay Alshabaab si fudud u galaan gudaha madaxtooyada isla markaasna dad ku laayaan,waxaana uu dhaliil u jeedinaya madaxda soomaliyeed oo uu ku tilmaamay kuwo aan u gacan banaaneyn inay shacabkooda wax u qabtaan.

Abwaankan waxaa uu sheegay in dalka soomaaliya uu ku jiro marxalad adag isla markaasna loo baahan yahay in shacabka soomaaliyeed la badbaadiyo si dhibaatada iyo dagaalada aan kala har ka lahayn looga saaro,waxaana uu sheegay in dhibaatadaasn shacabka soomaaliyeed haysata ay masuul ka yihiin Madaxda dawladda iyo kooxaha argagixiada ah ee ka soo horjeeda.

Halkan Ka Daawo Video-ga Abwaanku Soo Bandhigay Isagoo Ka Hadlaya Marxaladda Dalku Hadda Ku Jirto

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Muqdisho,Soomaaliya,

Allgalgaduud@gmail.com