Dhageyso:Odayaasha Kismaayo oo ka hadlay Xasuuqa Magaalada Ka socda

0

KIsmaayo(AGGM):  Magaalada Kisamaayo ee Xaruunta Gobolka Jubbada Hoose  ayaa waxaa Labadii Maaline ee Lasoo dhaafay ka dhacay Dilal lagu hayo Dadka Shacabkaa ee ku nool Magaalada Kismaayo.

Waxaan Magaalada lagu dilay Dad Gaaraya ilaa 17-Ruux oo u badan Dadka shacabkaa ee ku nool Magaalada Kismaayo ee Xaruunta Gobolka Jubbada Hoose.

Nabadoon Max’ed Axmed Max’ed ayaa warbaahinta u sheegay in Dadka Beegsi ay ku hayaan Maleeshiyada Raas-kambooni ee Magaalada Xasuuqa ka wada.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Nabadoon ku sugan Magaalada Kismaayo

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com