Dhageyso: Goobaha Caafimadka ee Degmada Jowhar oo la dayactirayo

0

Jowhar(AGGM): Maamulka Degmada Jowhar ee Gobolka Shabellaha dhexe ayaa sheegay in ay wadaan Qorshe yaal dib loogu Hergalinayo  Goobaha Caafimaadka Ee Degmada Jowhar.

Waxaana Dadka Goobaha Caafimaadka ay sheegeen in ay wadaan Hergalintay Goobaha Caafimaad ayagoona iska kaashanaya Hay’ada Imaaradka  u qaablisan Dhanka Caafimaadka.

Halkaan Hoose ka dhageeyso War ku saabasan  Amuurahaasi

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com