Dhageyso: Maxakamada Gobolka Banaadir oo maanta Xukun riday

0

Muqdisho(AGGM): Maxakamada Gobolka Banaadir ayaa maanta Riday Xukun iskugu jira Dil Toogasho ah iyo Xukun intaba,kadib Dacwo ay maanta u fariisatay Maxakamada.

Xiir ilaaliyaha Maxkamada Gobolka Banaadir iyo GudoomiyahaMaxkamada ayaa warbaahinata u sheegay Xukunka Maanta iyo dadka sida lookala Xukumay iyo wax Sababay in Xukunka lagub rido.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Codadka Mas;uuliyiinta Maxkamada Gobolka Banaadir

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/02/Warka-Xukunka-Maxkamada-Gobolka-Banaadir.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com