Daawo Fadeexada Dowladda Soomaaliya: Kabtan Cabdi Baloonyo “Ninkaan Waa Jareer Halagu Daro Ciidamada La Ruqseenayo Ayaa Laygu Yiri”.

0

Muqdisho (AGGM): Dawlada Soomaaliya Ayaa fadeexadba Fadeexad ka xoogan lugaha la galeeysa kadib markii ay Ciidankii xooga dalka Soomaaliyeed shaqada ka eryeen Kabtan ka mida dibadbaxayaasha ayaa sheegay in shaqada looga eryay inuu jareer yahay halka haweeneey kalena sheegtay inay u dhalatay beesha Isaaq ayna u dhimatay difaaca dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Farah Topaz iyo Abdikariim Dhegajuun waxay ku kaceen falalkii ugu xumaa ee taariikhda ka dhaca Somalia,waxaana muhiima in bulshada Soomaaliyeed u gurmato dadka lagu dhibaateeynaa heeybta qabiil ee ka tirsan Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed.

Askarta sida xaqdarada looga eryay shaqada kuma noolaan karaan Muqdisho,waxaana wadooyinka u taagan Al-Shabaab.
Qofkii aaminsanaa in Somalia ay ka jirto Dowlad Federala ama mid cadaalad ku dhisan waxaa cadeeyn ugu filan tacadiga lagula kacay askartaan dibadbaxa dhigay.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com