Dhageyso:Galmudug iyo Saraakiil ka socda WFP oo kulan wada Qaatay

0

Gaalkacyo(AGGM): Mas’uuliyiin  ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa maanta Magaalada Gaalkacyo kulan kula yeeshay Saraakiil ka socda Hay’ada  WFP oo QM u qaabilsan Baraamijka  Cunada Aduunka.

Kulanka ayaa waxaa lagu Gorfeeyey sida WFP ay oga qeyb qaadan karto Caawinaada Dadka Barakacayaashaa ee ku nool Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug.

Madaxweyne ku Xigeenka Maamulka Galmudug C/samad Nuur Guuleed ayaa sheegay in Hayada WFP ay isla Garteen In la Cawiyo Dadka Barakacayaashaa ee ku nool Deegaanada Maamulka Galmudug.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Codka Madaxweyne kuxigeenka Galmudug

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com