Dhageeyso: AL-shabaab oo lagala Wareegay Deegaano Hor leh Shabellaha Hoose

0

Marka(AGGM): Ciidamada Dowladda Soomaaliaya ayaa maanta Falaagada Al-shabaab  kala Wareegay Deegaano Hoostaga Degmada Marka ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Deegaanada Al-shabaab lagala wareegay ayaa Waxaa ka Mid ah Jilib Marka iyo dhanaane oo  katirsan Gobolka Shabellaha Hoose.waxaana Dagaalka Ciidamada Dowaladda Soomaaliya ay sheegeen in ay Ka faramaroojiyeen Kooxda Al-shabaab.Gudoomiyaha Deegaanka Number 50 ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in Ciidamada ay hada si Buuxda ay u maamulayaan Deeganadaasi.

Halkaan Hoosae ka dhageyso Gudoomiyaha Number 50 ee Gobolka Shabellaha Hoose

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com