Daawo Sawirradda: Bayaan Ay Soo Saareen Golaha Dhaqanka Qowmiyada Banaadiriga Oo Lagu Cambaareeyay Odayaal La Sheegay in Ay Ku Qaraabtaan Magaca Beelaha Banaadiriga.

0

Muqdisho (AGGM): Waxaa Shalay oo taariikhdu ahayd 3/02/2014 shir isugu yimid golaha dhaqanka ee qowmiyada banaadiriga iyo siyaasiinta qowmiyada banaadiriga shirkaas oo ah shir wada tashi kaas oo ka arrinsanaayeen xaalada dalka maraayo iyo shir shalay ka dhacay hoteel city palace kaas oo isugu yimaadeen odayaasha dhaqanka beelaha mataan cabdule dood dheer iyo falanqayn ka dib waxay ka soo saareen saddex qodob oo kala ah

1) In aan shirkaas lagala tashan

2) In aan shirkaas qolada soo abaabushay aysan u dhamayn

3) Odayaasha banaadiriga markay u kuur galeen waxay u ogaadeen in la rabay in midnimada odayaasha dhaqanka lagu dhantaalo ama lagu kala qaybiyo saas daraadeed waxay beeninaayaan in lagu been abuurtay shirkaas wax shaqo aysan ku lahayn odayaasha dhaqanka qowmiyada banaadiriga xafiis bay leeyihiin cid alaale ciddii rabta way la soo xeriiri karaan shirkaas wuxuu ku soo gaba gaboobay jawi farxad.

Wabilaahi Towfiiq

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA OLYMPUS DIGITAL CAMERA OLYMPUS DIGITAL CAMERA OLYMPUS DIGITAL CAMERA OLYMPUS DIGITAL CAMERA

W/Q. Xoghayaha Guud
Mudane Caaqil Axmed Iikar Xaaji Cabdulaahi

Email: dr.abatialfaghi@gmail.com
Tel: 00252615324454

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com