Dhageyso: Xildhibaano Gaaray Galgaduud Xaalad Adagna soo arkay

0

Dhus-Reeb(AGGM): Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo Maalmahaan ku sugnaa Gobolka Galgaduud ayaa ka warbixiyey Ujeedka Sadarka ay ku Tageen Gobolka Galgaduud.

Xildhibaan C/samad Maxalin Maxamuud ayaa ugu horeen ka warbixiyey  ujeedka halkaasi ay u Tageen islamarakaana ay gaari doonan degmooyinka a y ka Kooban tahay Gobolka galgaduud.

Xildhibaanka ayaa waxaa uu sheegay in halkasi ay ku arkeen Dhibaatooyin farabadan oo Dhanka Bini’aadan tinimada ah islamarkaana loo bahan yahay in Wax laga qabto.

Halkaan Hoose ka  dhageeyso Xildhibaan C/samad macalin

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com