Dhageyso: Odayaal iyo Xasan Daahir Aweys oo Muqdisho ku kulmay

0

Muqdisho(AGGM): Odayaal ku hayb ah Xasan Daahir aweys ayaa Xalay Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Giri ku yaala Degmada Wardhiigley oo uu ku xiran yahay kula kulmay Xasan Daahir Aweys.

Odayaasha ayaa u kuur galayey Xaalada Caafimaad ee Xasan Daahir Aweys oo Bilihii danbe Gacanta ugu jiray Dowladda Federalka Soomaaliya ka dib markii gacanta lagu dhigay asagoo ka soo fikaday Falaagada Al-shabaab oo uu ka tirsanaa.

Warar hoose ayaa sheegaya in Xasan Daahir Aweys iyo odayaasha ay kulan qaateen ayna ka wada hadleen Sidii ay Dowladda Soomaaliya looga sii deyn lahaa islamarkaana uu Xor unoqon la haa Xasan daahirv Aweys.

Halkaan Hoose ka dhageeyso War kooban oo ka hadlaya arinta Xasan Daahir

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com