Dhageyso:Shaqa jooyin ay sameyeen Gaadiidleeyda Gobolka Sh/Hoose.

0

Muqdiso(AGGM): Banaanbaxaan oo ahaa mid ay soo qaban qaabiyeen Wadayaasha Gaadiidka isticmaala Wada Isku Xirta Muqdisho iyo Gobolka Shabellaha hoose ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qaar kamid ah wadayaasha Gaadiidka ayaa sheegay in Isbaarooyin Hariir ah ay yaalaan Gobolka islamarkaana waxaa ay Dowladda Ka codsadeen in wax laga qabto oo dhibaatadaasi lag dulqaado.

Afhayeenka u hadlay Gaadiid leyda ayaa sheegay in Xalad adag ay ku shaqeeyaan Wadayaasha gaadiidka islamaraana ay Codsanayaan sidii wax looga qaban lahaa.

Halkaan ka dhageeyso AFhayeenka Gaadiid leeyda

[/audio

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com