Dhageyso:Tarsan Godane ha lala Dagaalamo waa Cadawga Soomaaliya.

0

Muqdisho(AGGM): Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur tarsan ayaa Weerar ku qaaday Horjoogeyaasha Maleeshiyaadka Kooxda Al-shabaab.

Tarsan ayaa sheegay in Axmed cabdi Godane aysan waxa uu wado aheeyn diin iyo Jihaad islamarkaana uu doonayo in uu Qabyaalad iyo Dagaal ku beero Dadka Dagan Koofurta iyo Bartamaha Soomaalia.

Gudoomiye Tarsan ayaa sheegay in uu Godane Dhawaan uu Amray in Internedkii laga Joojiyo qeybaha ay maamulaan islamarkaana uu donayo in uu Mugdigaliyo Dadka aan ka soo jeedin Gobolada Waqooyi ee Dalka soomaalia.

Waxaa uu ku baaqay Tarsan in Godane ay si wada jir ah Shacabka ay ula dagalaan islamarkana ay dhagartiisa ka dheeraadan.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Tarsan

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com