Dhageyso:Nalalka Qoraxda ku shaqeeya oo Jowhar laga HIrgaliyey

0

Jowhar(AGGM): Magaalada Jowhar ee xaruunta Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxaa laga Hergaliyey Nalalka Ileeyska ku shaqeeya ee Soolarka.

Waxaana Maanta Magaalada Jowhar lagu Xiray ilaa iyo 68 Baale oo ah kuwa ku shaqeeya Qoraxda ama Ileyska taas oo Xaafadaha qaar laga Hergaliyey.

Maamulka Degmada Jowhar iyo Haydo maxali ah ayaa iska kaashaday Hergalinta Nalalka ku shaqeeya Cadceeda islamaanka Xaafadaha oo dhan laga Hergalin doono.

Halkaan Hoose ka dhageeyso War Amuurtaas ku saabsan

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com