Dhageyso: Wafdi ka socda Galmudug oo gaaray Garoowe

0

Garoowe (AGGM): Wafdi ka socda Maamulka Galmudug ayaa maanta gaaray Maagalada Garoowe ee Caasimada Gobolka Nugaal oo maalinta bari ah ay ka dhaceyso Xaflada Xaleemo Saaraka Madaxweynaha Maamulka Puntland.

Wafdiga ayaa waxaa hogaaminayey Wasiirka Kaluumeysiga iyo Dekeddaha Maamulka Galmudug,waxaana u jeed koodu uu ahaa Ka qeyb galka Caleemo saarka Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Cali Gaas.

Mudooyinkii danbe waxaa jiray Khilaaf dhanka siyaasadaa oo u dhaxeeye Maamulada Puntland iyo Galmudug waxaana Dadka ay ka dhur sugayaan siyaasada Cusub ee Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali cali Gaas.

Halkaan Hoose Wafdiga maanta Gaaray garoowe

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com