Dhageyso: Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Maanta Ka Doodaya Ansixinta Golaha Wasiirada Cusub.

0

 

kulankii-baarlamaanka-91Muqdisho (AGGM): Xildhibaanada baarlamaanka somaliya ayaa maanta dood adag ka yeelanaya ansixita wasiirada cusub ee dhawaan uusoo magacaabay c/wali shiikh axmed iyagoona fikradahooda ay soo bandhigi doonaan.

Baarlamaanka ayaa lagu balansan yahay in maalinamada birita ah ay codka kalsoonida uqaadaan xukuumadda cusub.
Halkaan ka dhagayso faahfaahin la xiriirta dooda baarlamaanka ee maanta dhacaysa iyo fikirka xildhibaanada.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com