Dhageyso: Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay Wada hadalada Soomaaliya iyo Somaliland

0

bMuqdisho(AGGM): Madxweynaha Dowladda Soomaalia Xasan Sh Maxamuud ayaa si kulul oga hadlay Wada hadalada Maamulka Soomaaliland iyo Dowladda Soomaalia.

Xasan Sh. Maxamuud Madaxweynaha soomaalia ayaa sheegay in ay wadaan Qorsheyaal ku aadan in wada hadalada Maamulka Soomaaliland  iyo Dowladda Soomaalia aan martabe lagu qaban doonin Dalka dibadiisa islamarkaana lagu qaban doono Gudaha Dalka Soomaalia,

Madaxweynaha Soomaalia Xasan Sh Maxamuud ayaa sheegay in Magaalooyinka Muqdisho iyo hargeeysa ay ka dhici doonan Wada hadalada Dhiman ee Dowladda Soomaalia iyo Maamulka Soomaaliland.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Warbixin arimahaas ka hadlayesa

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com