Dhageyso: Iftiin Baasto ” Axmed Madoobe Colaad Hor Leh Ayuu U Horsedayaa Shacabka Jubbooyinka”.

0

20140119_121905Muqdisho (AGGM): Iftiin Xasan Baasto oo kamid ahaa xubnihii kal hore Jubbooyinka uga dhawaaqay Madaxwaynayaasha Jubbaland ayaa markale digniin culus u diray Beesha Caalamka iyo wadamada dariska kaddib markii dhawaan la dhaaciyay inay ka qayb galayaan Wufuud caleema saarka Hogaamiye Sheekh.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warkan…


Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com