Dhageyso:Mucaardka Soomaaliland oo Qaadacay wada hadalada Somalia iyo Somaliland

0

fHargeysa (AGGM): Xoghayaha Xisbiga Mucaaradkaa ee Ucid Yuusuf Keeyse ayaa waxaa uu si weyn oga soo Horjeestay Wada hadalada Maamulka Soomaaliland iyo Dowladda Soomaaliya ee ka socda Dalka Turkiga.

Yuusuf Keeyse ayaa sheegay in wax kasta oo ka soo baxa wada hadaladaas aysan Aqbali doonin Xisbiyada Mucaaradkaa ee ka jira Soomaaliland,waxaana uu hadalkiisa ku daray in Wada hadalada uu ka soo hor jeedo  Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland oo aan wada hadaladu aysan daacad ka aheeyn.

Waxaana uu sheegay in Xisbiyada ka jira Maamulka Soomaaliland ay Mudneyd in laga Qeyb galiyo Wada hadalada Maamulka Soomaaliland iyo Dowladda Soomaalia.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Xoghayaha Xisbiga Udub

[/audio

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com