Dhageyso:Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaliya Oo Beesha Calaamka Ku Eedeyay In dhaqalaaha Soomaliya lasoo gaarsiin

0

jawaariMuqdisho(AGGM): Maxamed Sheikh Cismaan “Jawaari” Afhayeenka Baarlamaanka
Soomaaliya ayaa Sheegay In Dhaqaalaha Beesha Caalamka  Soomaliya Ugu Talo Gasho Yaboohda aysan Sagaarin Asogoona Arintaas Ku Eedeyay Deqbixiyaasha

Gudoomiye Jawaari ayaa Xusay In Dhaqaalaha Soomaaliya La siiyo Hadii Si Sax u ah U soo gaari lahaa Ay Dowlada Soomaaliya Waxbadan Ku Qabnahayd

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warka Gudoomiyaha Mobilkaaga…

Halkaan Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com