Dhageyso Wasiirkii Hore Ganacsiga C/wahaab Ugaas Oo soo Dhaweeyay Dorashadii Puntland

0

download (2)Muqdisho (AGGM): C/wahaab Ugaas Khaliif Ra’iisalwasaare Kuxigeen Xukumadii C/waligaas ahaana Wasiirkii Ganacsiga Xukumadaas Ayaa Soo Dhaweeyay Doorashadii Madaxtinimada Ee Kadhacday Magaalada Garoowe Taa uu ku Guuleystay C/wali Maxamed Cali (Gaas)

C/wahaab   Ayaa Dorashadaas Ku Tilmaamay Mid U dhacday Si Dimoqraadiyad ah Islamarkaana uu Tilmaamay in C/wali Gaas uu Shacabka Puntland  Hormar Gaarsiin Karo  Asogoona Shacabka Puntland Ugu Baaqay in ay La Shaqeyaan Madxweynahooda Cusub

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warka C/wahaab Mobilkaaga…


WAREYSI XIL CABDI WAHAAB

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com