Dhageyso:Maamulka Gobolka Sh/hoose oo la eedeeyey

0

Magaalada_marka-610x250Marka(AGGM): Gudoomiyaha Degmada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ee eedeen u jeediyey Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Sh/hoose.

Max’ed Cismaan yariisow ayaa sheegay in uu san Wada shaqeyn aysan ka dhex jirin Maamulada Degmada iyo kan Gobolka ee Shabeelaha Hoose.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale ka hadlay Amaanka iyo kulamo ay ku qaaden Magaalada Marka.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga… 

Gudoomiyaha degmada Marka Maxed Cisman Yariisow

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Xafiiska Warbaahinta Allgalgaduud Ee Muqdisho

Allgalgad