Dhageyso: Tarsan Dabagal Ayaan Ku Sameen Doonaa Shaqooyinka Ay Qabtaan Hay’adaha.

0

erMuqdisho(AGGM): Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Maagalada Muqdisho Maxmuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in ay Dabagal ku sameen doonaan Shaqooyinka ay qabraan Hayada kusugan Magaalada Muqdisho.

waxaana Tarsan uu sheegay in Dhamaan hayadaha ka howlgala Magaalada Muqdisho ay la socon donaan Dhaq dhaqaaqooda ku aadan waxa ay Qabtaan,

Gudoomiyaha Gobolka Banadir ayaa sheegay in aysan awal jirin la socotan lagu sameeyo Haayadaha ka shaqeeya Soomaalia.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warka Tarzan Mobilkaaga…

 

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan Gudoomiyaha Gobolka Baandir

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com