Dhageyso:Maamulka Puntland Oo Hubka Ka Mamnuucay Magaalada Garoowe.

0

9Muqdisho (AGGM): Gudoomiyaha Gobolka Nugaal ee Maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa sheegay in aan wax Hub ah lala soo gali karin Magaalada Garoowe,lagalana Bixi karinsida uu sheegay.

Qarjab ayaa Tilmaamay in Doorashooyinka Maamulka Puntland ay u sameeyeen Ciidamo ilaaliya Musharaxiinta iyo Ergooyinka Maamulka Puntland.

Waxuu intaa raaciye in Xitaa Musharaxii lagu arko asagoo wadata Hub Tilaabo laga Qaadi doon.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga…

gudoomiyaha Gobolka Nugaal ee Maamulka Puntaland

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com