War Deg Deg Ah: R/wasaare C/wali Sheekh Oo Helay Abid Codki Kalsoonida Ugu Badnaa Ee Uu Baarlamaanka Bixiyo.

0

Breaking-NewsMuqdisho (AGGM): Wararka iminka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in R/wasaare C/wali Sheekh uu hortagay maanta Baarlamaanka islamarkaana uu helay codka kalsoonida Baarlamaanka Soomaaliya, waa la ansixiyay R/wasaaraha.

R/wasaare C/wali ayaa waxaa uu ka helay Baarlamaanka codkii ugu badnaa 239 Xildhibaan HAA.

Filo Faah faahinta warkan oo dhameystiran dhawaan.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com