Dhageyso: Xalinta Colaada Gobolka Hiiraan Oo La Isku Fahmi Waayey.

0

qwBaledweyne (AGGM): Wararka laga helayo Magaalada Baledweyne ee xaruunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in La isku afgaran waayey Qaabkii loo soo Afjari lahaa Colaadii ka dhacday Tuulata Kabxanleey ee Gobolka Hiiraan.

Warka ayaa intaa raacinaya in odayaasha labada dhinac iyo Wafdiga DFS ee u tagay Baledweyne in ay Dhameyaan Khilaafka ay isku Afgaran wayeen Sidii loo xalin lahaa Xiisada.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga..

warbixin kooban Wada hadaladii Baledweyne

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com