Dhageyso:Suldaan Cabdiraxmaan Maxamuud Maadeey ” Axmed Mdoobe Waa Fashilmay Waxaasna Maamul Ma,ahan”..

0

WarbixinBaledXaawo (AGGM): Suldaan Cabdiraxmaan Maxamuud Maadeey oo ka mid
ah madaxda dhaqanka ee gobolka ayaa ku tilmaamay arrinta magacaabidda guddiga fulinta maamulka KMG ee Jubbooyinka mid aan loo dhameyn oo aan socon doonin.

Suldaan Cabdiraxmaan Maxamuud Maadeey oo ka mid ah madaxda dhaqanka ee gobolka ayaa ku tilmaamay arrinta magacaabidda guddiga fulinta maamulka KMG ee Jubbooyinka mid aan loo dhameyn oo aan socon doonin.

Halkan Hoose Ka Dhageyso 8

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com