Akhriso Qodobada: Axmed Madoobe Oo Jabiyay Qodobo Ka Mid Ahaa Heshiiski Jubbooyinka Ee Magaalada Muqdisho.

0

axmed madoobeHorjoogaha Maleeshiyo Beedeelka Raaskambooni Axmed Madoobe oo jabiyay qaar ka mid ah qodobad ka soo baxay heshiiski Jubbooyinka ee dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho,ka dib marki maanta uu Axmed Madoobe ku dhawaaqay maamul aan cidina laga talogalin.

Dhinaca kale heshiiski Addis Ababa qodobkiisa 20-aad ayaa waxaa uu dhigayay ka dib shirka Muqdisho in shirwayne dib u heshiisiin lagu qabto magaalada Kismaayo kaas gabi ahaantiba aan qabsoomin.

Qodobka 20-aad ee heshiiska Addis Ababa ayaa waxa uu u qornaa sidan ”

Somali

20. Dowladda Federaalka ayaa qabanqaabineysa, islamarkaasina qabanaysa shir dib u heshiisiineed oo Xamar ka dhacaya muddo 2 todobaad ah gudahood oo hadda ka bilaabanaysa, iyada oo shir kaasi daba socda lagu qaban doono magaalada Kismaayo.

English

20. The Federal Government of Somalia shall organize and convene, within two weeks a Reconciliation Conference in Mogadishu. A follow-up peace building conference will also be held in Kismayo.

Halkaan hoose ka Akhriso Qodobada uu jabiyay Axmed Madoobe ee ka soo baxay shirkii Muqdisho waa kuwa falaarta cas aanu idiinku tilmaanay.
Qodobbada

Qodobbada1

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com