Fadeexad Akhriso: Xafiiska Madaxweynaha Villa Somalia Iyo Fadeexadi Labaad Ee Maanta.

0

mandela-geeridiisaMuqdisho(AGGM) Fadeedada Koowaad: INAA LILAAH WAINAA ILEYHI RAAJICUUN.Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud Anigoo kuhadlaya magaca Dowlada kan Shacabka iyo Keygaba waxaan uga tacsiyeeyay Madaxweynaha iyo shacabka Koonfor Afrika,qaasatan ehelada iyo asxaabta Geerida naxdinta leh ee ku timid Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Africa Marxuun Nelson Mandela waxaana eebe uga baryeynaa inuu eebe unaxariisto eheladii,qaraabadii iyo asxaabtii uu ka tagayna samir iyo iimaan kasiiyo.

“Mandela wuxuu ahaa shaqsi saameyn weyn ku leh aduunka. Geeridda Geesiga Afrika, Mandela oo ahaa nabadoon waa laga wada xusayaa dhamaan qaaradda Afrika. Wuxuu hormuud u ahaa dhamaan inta u dooda cadaaladda
iyo xornimadda.”

Fadeexadi Koowaad Ee Damiin Jadiid
1466083_10152111463806613_1201446914_n

Halkana Hoose Ka Akhriso Fadeexadi Labaad Ee Damiin Jadiid
mandela-geeridiisa

Wixii faah faahin ah kala xiriir Agaasimaha Warfaafinta ee Villa
Somalia, Malik Abdalla mabdalla@presidency.gov.so

Communication Office Of the President.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com