Top News Dhageyso:Boqorada Ingiriiska Oo War-qadaha Aqoonsiga Ka Guddoontay Safiirka Soomaaliya Ee UK.

0

sanbanoolsheLondon (AGGM): Boqoradda Ingiriiska Queen Elizabeth ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoontey danjiraha Somalia u fadhiya Britain Abdullahi Mohamed Ali Sanbalolshe.

Danjire Sanbaloolshe ayaa noqonaya diblomaasigii ugu horeeyey ee Soomaaliya ay ku yeelato Britain muddo 23 sanno kadib.

Munaasabada uu danjiraha waraaqihiisa aqoonsi looga guddoomey ayaa ka dhacdey qasriga boqortooyada ee Buckingham Palace ee magaalada London.

Hassan Sheikh Ahmed (Hassan Adde) oo ah weriye madax banaan ayaa ka mid ahaa werieyaashii ku sugnaa munaasabaddaasi. Ibrahim Hassan Dandurey ayuuna khadka telefonka ugu waramey.

Halkan Hoose Ka Dhageyso3

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com