Fadeexad: Daawo Sida Karaamada Looga Qaaday Magacii Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya.

0

culusoowFadeexad: Daawo Madaxwayne Xasan Shiikh Fadeexadi Uga Dhacday Downing Street 10 Ee Xafiiska R/wasaareaha Ingriiska.

Daawo Baratakool xumada iyo Aqoon darada gacan yarayaasha qaab beeleedka uu Madaxweyne Xasan Sheekh ku soo aruursaday, iyo sida ay karaamada uga rideen Magaca ( Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya), gaar ahaana Madaxweynaha hada talada dalka haya Xasan Sheekh.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com