Top News Dhageyso: Al Qaadi “Degaano Cusub Ayaan Kala Wareegnay Al Shabaab”.

0

war-h2Muqdisho (AGGM): Afhayeenka Ahlusunna Waljamaaca ee gobolada koonfureed galbeed  Shiikh Maxamed Xuseen Al Qaadi oo sheegay inay deegaano cusub kala wareegeen falaagada Al Shabaab.

Halkan Hoose Ka Dhagayso Al Qaadi

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com