Top News Dhagayso; Xildhibaanada Oo Dheegay In Xildhibaano Maqan Ay Ku Jiraan Magacyada Mooshinka Keenay.

0

top-newsMuqdisho (AGGM):  Xildhibaan ka mid ah Xildhibaanada ka soo horjeeda Mooshinka ka dhanka ah Xukuumada R/wasaare Saacid oo sheegay in magacyada Xildhibaanada Mooshinka soo gudbiyay qaarkood inaysan joogin dalka.

Halkan Hoose Ka Dhagasyo Xildhibaanka

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com